Qaar ka mida xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Guddoonka u gudbiyay Mooshin ka dhan ah dowladda Imaaraadka Carabta oo ay ku eedeeyeen inay faragelin toos ah ku heyso arrimaha gudaha Soomaaliya.

Mooshinka ayaa ka kooban shan qodob oo culus, kuwaasoo lagu soo eedeeyay in Imaaraadka Carabta iyo safiirkeeda Soomaaliya ay faraha kula jiraan, wuxuuna mooshinka dalbanayaa in tallaabo laga qaado dalka Imaaraadka Carabta.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA