Friday, May 17, 2024

Axmed Macalin Fiqi oo si shirqool loogu doortay Kursiga Beesha Cabdalla ee Sacad [Dhageyso]

Odayaasha iyo Waxgardka Beesha Cabdale ee Sacad ayaa shaaciyay in kursigii beeshaasi si shirqool ah loo boobay.

Odayaasha oo Cadaado ka hadlay intii ay socotay doorashada kursiga uu ku soo baxay Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in ergo been abuur ah oo aan ahayn ergadii sharciga ahayd  ay dooratay Axmed Macalin Fiqi ayna la ogaayeen madaxweynaha Galmudug iyo Guddiga Dooroshada.

Odayaasha ayaa diiday inay aqbalaan natiijadii ka soo baxay kursiga laga boobay Beesha si degdeg shalay lagu Doortay Axmed Maclin Fiqi.

Ad

Waxaa shaki badan hore u dhalisay in musharixiintii kursiga kula tartamayay Axmed Macalin Fiqi sida Axmed Ducaale Xaaf iyo Danjire Dhabancad ay kasoo xaadiri waayeen doorashadii shalay.

Dhageyso Odayasha Beesha

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON