Contact Us

Goobjooge.com waa warbaahin ka madax bannaan dhinacyada siyaasadeed iyo kooxaha kala duwan ee ka jira Geeska Afrika, waxayna ujeeedka ugu weyni yahay in  akhristayaasha Soomaaliga ku hadla ay helaan macluumaad ka badan inta ay warbaahinta caadiga ah gudbiso kana gudubsan dhacdo maalmeed, war saxaafadeed iyo wareysi.

Goobjooge.com wuxuu isku dayayaa inuu lafa-guro, dhiraandhiriyo soona bandhigo, warka iyo salkiisa, dhacdada iyo sababaheeda iyo xogaha ku dhex qarsoon wareegga dhacdooyinka iyo wixii soo cusboonaada, tiiyoo la dhowrayo xeerarka saxaafadda iyo anshaxa ay ku howlgasho warbaahinta caalami ahaan iyo gobol ahaanba.

NALA SOO XIRIIR

 

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here