Qarixii Soope 14 Oktobar 2017, muuqaalka Gaarigii qarxay ilbir...

Qarixii Soope 14 Oktobar 2017, muuqaalka Gaarigii qarxay ilbiriqsiyo ka hor

Posted by Goobjooge.com on Tuesday, November 14, 2017

Muuqaalo iyo Video ayaa laga helay sidii uu u dhacay qaraxii weynaa ee 14-kii Oktoobar 2017 ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qaraxan oo uu fuliyey naftii halige C/llaahi Cabdi Warsame ayaa waxaa muuqaalka inta la baahiyay ka muuqda gaariga weyn ee TM-ka ahaa oo jiiraya baabuurta safka ku jirtay isgoyska Soope ilaa uu soo gaaray Hotelka Safari hortiisa oo ahayd goobta uu ku qarxay.

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA