Friday, April 19, 2024

DEGDEG: Aqalka Sare oo ansixiyay Sharcigii ugu horeeyay ee loo gudbiyay

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa goor dhoweyd ansixiyay Sharciga Isgaarsiinta oo shalay ay bilaabeen ka doodistiisa.

Sharcigan oo ay hore u soo ansixiyeen Golaah Shacabka ee Baarlamaanka  Federaalka ayaa loo gudbiyay Aqalka sare, waxaana uu sharcigan noqonayaa mid lagu dhaqmo, marka uu saxiixo madaxweynaha, laguna baahiyo faafinta rasmiga ah.

40 Xildhibaan oo maanta xaadirtay fadhiga Aqalka sare ayaa waxaa sharciga u codeeyay 39 xildhibaan, waxaana inuu ansax yahay ku dhawaaqay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi.

Ad

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhowaan ugu baaqay Aqalka sare inay ansixiyaan sharciga isgaarsiinta oo dowladdu ku sheegtay midkii ugu muhiimsanaa.

Goobjooge

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON