Friday, April 19, 2024

DEGDEG: Guddoomiyaha Barlamanka Hirshabeelle oo ku biiray xildhibaanada riday Cali Cosoble

Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle uu ku biiray xildhibaanada kalsoonida kala noqday Madaxweynaha Maamulkaasi.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed oo ilaa shalay la safnaa madaxweynaha la riday ayaa saaka diyaarad gaara ka qaatay magaalada Muqdisho, waxaana si aan hore loo arag loogu soo dhoweeyay garoonka Jowhar.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed

Guddoomiye Cismaan Barre ayaa la dejiyay guriga madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle, waxaana lagu wadaa inuu saxaafadda la hadlo goor dhow isagoo si buuxda u taageeraya go’aankii xildhibaanada Hirshabeelle kalsoonida ugala laabteen Cali C/llaahi Cosoble.

Ad

Arrintan ayaa ceel dheer ku sii rideysa rajadii madaxweynaha Hirshabeelle ku doonayay inuu u dagaalamo xilkiisa.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON