Saturday, April 20, 2024

DEGDEG: Weerar Gaari loo adeegsaday oo ka dhacay Matxafka Magaalada London

Wararka laga helayo magaalada London ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday gaari uu ka dhacay meel u dhow xarunta Matxafka tariikhiga ah ee London.

Gaari ayaa shilkan ku lug lahaa iyadoo uu jiiray dad goobta matxafka ah ku sugnaa, waxayna Booliska sheegeen in dhaawacyo yaryar kasoo gaareen dhowr qof.

Qof ayaa loo qabtay arrintan, iyadoo weli la baarayo inay arrintu ahayd shil caadi ah iyo inay ahayd weerar gaari loo adeegsaday oo kutalagal ah.

Ad

Boolis fara badan ayaa goobta xiray, waxaana xaaladda ay noqotay mid amni oo weyn iyadoo magaalooyinka Yurub ay ku jiraan xaalad heegan ah.

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON