Sunday, May 5, 2024

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo la wareegaya magacaabidda Guddiyada Doorashooyinka ee Somaliland (Akhriso)

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa soo saaray qoraal ku saabsan magacaabidda Guddiga Doorashooyinka ee xildhibaannada kasoo jeeda Gobollada Waqooyi ee Somaliland.

Cabdi Xaashi ayaa ka hor yimid in xukuumadda Soomaaliya ay soo magacawdo Guddiga Doorashada xildhibannada kasoo jeeda Somaliland, isagoo ku adkeystay inay degaanada Somaliland la mid yihiin maamul Goboleedyada kale, isaguna uu magacaabayo 8-da xubnood ee Guddiga Doorashada Dadban ee 2020/2021, iyadoo 3-da xubnood ee ka imaanay dowladda Federaalka ay soo magacaabeyso xukuumadda Federaalka.

Arrintan ayaa qeyb ka ah loolanka siyaasadeed ee ka taagan maamulka Doorashada xildhibaannada kasoo jeeda Gobollada Waqooyi oo Madaxtooyada Soomaaliya ay dooneyso inay iyadu soo magacawdo, iyadoo u mareysa Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed, halka siyaasiyiinta waaweyn ee Cabdi Xaashi hoggaaminayo ay doonayaan inay iyagu is maamulaan.

Ad

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDOOMIYE CABDI XAASHI

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON