Wednesday, May 1, 2024

Jen. Cabdalla Cabdalla oo Dacwad Culus oo Alshabaabnimo kusoo oogay Taliyaha & ku xigeenka NISA [Akhriso]

Taliye ku-xigeenkii hore ee Nabadsugida Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa Dacwad culus ku soo oogay Agaasimaha Hay’ada Nabadsugidda iyo Sirdoonka e NISA iyo kuxigeenka Hay’addaasi, isagoo Dacwadda u gudbiyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida.

Qoraalkan oo ah mid culus ayuu Jen. Cabdalla Cabdalla Maxamed ku soo eedeeyay Xuseen Cismaan Xuseen (Uurkuus) iyo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir inay ka dambeeyeen falal isaga lagula kacay, wuxuuna sheegay inay xiriir la leeyihiin Alshabaab oo uu caddeyn u hayo.

Warqada oo lagu baahiyey baraha bulshada ayaa soo baxday 2-da bishan September, waxayna u muuqata sumadda qabashada Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda Ciidamada qalabka sida, iyadoo ka horeysay go’aankii Madaxweyne Farmaajo uga saaray Jeneraalka NISA ugana dhigay darajadii ciidanka.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON