Thursday, May 2, 2024

Mareykanku oo taageeray isbedel lagu sameeyo Hay’adaha Amniga..? (Akhriso Fariin ka timid Safaaradda)

Qoraal goor dhoweyd kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Mareykanku taageerayo in isbedel lagu sameeyo diba loo habeeyo Hay’adaha Amniga.

Qoraalkan oo hordhac kale aanu ka horeyn, isla markaana aanay caddeyn cidda loola jeedo ayey safaaradda Mareykanka u dhigtay sida soo socota: “safaaradda Soomaaliya waxay taageereysaa dib u habeyn lagu sameeyo qeybta Amniga, taasoo Soomaaliya iyo dadka Soomaaliyeed u horseeda mustaqbal wanaagsan. Musuqmaasuqa iyo qaraaba-kiilka waxay dhaawacayaan dib u habeynta, waxayna hoos u dhigayaan nabadgelyada dadka Soomaaliyeed, iyagoo sii xoojinaya caddowga Soomaaliyeed…”.

Mareykanka ayaa farriintiisa kusoo beegay xilli uu dalka ku jiro kala-guur, oo aan muddo ku dhow 45 maalmood lahayn Ra’iisal wasaare, waxayna noqon kartaa mid loola jeedoT aliska NISA iyo Ciidamada SNA ee Milateriga oo Mareykanku tababar, kharash iyo saadba siiyo.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON