Thursday, April 18, 2024

SAWIRRO: Madaxda Maamul Goboleedyada iyo kuwa Dowladda oo tegay Magaalada Jowhar

Waxaa magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/Dhexe gaaray Madaxda Maamul goboleedyada dalka iyo marti sharaaf ka qeyb galeysa Caleema saarka Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Madaxda Jowhar gaaray waxaa ka mida Madaxweynayaasha Galmudug, Koofur Galbeed, Jubbaland iyo Puntland, waxaa kaloo tegay guddoomiyaha Aqalka Sare, iyadoo la filayo inuu tago Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed.

Madaxdan, wasiiro iyo xubno kala duwan ayaa ka qeyb galaya caleemo saarka madaxweynaha Hirshabeelle oo maanta ka dhacaya magaalada Jowhar

Ad

- Advertisement -

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON