Friday, April 19, 2024

Weerar ka dhacay Gobolka Mudug oo lagu dilay laba nin oo wallaalo ah

Wararka laga helayo  Gobolka Mudug ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay duleedka degmada Jariiban ku dileen laba wiil oo walaallo ahaa.

Dilkan ayaa ka dhacay degaanka Cali-waal oo ku yaalla degmada Jarriiban, iyadoo uu salka ku hayo  aano qabiil.

Walaallagha la dilay ayaa ahaa xoolo dhaqato ah, waxaana rasaas ku furay dabley hubeysan oo weerar ku qaaday waxayna arrintan naxdin ka dhalisay degaankaasi.

Ad

Dadka degaanka ayaa ku dooday in weerarka ay soo qaadeen ciidamo ka tirsan Puntland, ayna wateen gaari hubeysan oo tikniko ah, iyadoo degaankaasi laga qaxay.

Xiisado dagaal ayaa hareeyay degaanada Gobolka Mudug iyadoo Geel la kala qaaday iyo aano qabiil darteed loo dilay dad dhowr ah.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON