Alshabaab oo War yaab leh kasoo saartay Qarixii Is-miidaaminta aha ee ka dhacay Muqdisho.

Alshabaab ayaa goor dhoweyd war yaab leh kasoo saartay qarax is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo sheegatay mas’uuliyadda qaraxaasi. Warka kasoo baxay Alshabaab ayaa lagu sheegay in weerar naf-hurnimo ah lagu fuliyey maanta dhinaca danbe ee xarunta Baarlamaanka, kaasoo lagu dilay 9 ka mida waxa loogu yeeray murtadiin, laguna dhaawacay 24 kale; … Continue reading Alshabaab oo War yaab leh kasoo saartay Qarixii Is-miidaaminta aha ee ka dhacay Muqdisho.