Caasha Xaaji Cilmi oo Dacwad ku soo oogtay kursi uu ku guuleystay Musharixii Madaxtooyada

Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in xildhibaan shalay lagu doortay magaalada Cadaado ay dacwad ka taagan tahay kursigiisa. Kursigan Beesha Saleebaan/Gaabane ayaa la soo weriyay in hore loogu qoondeeyay inay ku tartamaan haween oo qura, taasoo uu diiday madaxweynaha Galmudug oo gacan ka helay Guddiga Doorashada, waxaana dooroashadii shalay ka dhacday Cadaado kursiga … Continue reading Caasha Xaaji Cilmi oo Dacwad ku soo oogtay kursi uu ku guuleystay Musharixii Madaxtooyada