Dhalashada Bisha Soonfur ee Ciidul Fitriga Sanadkan oo la isku waafaqayo (Goormee noqoneysaa..?)

Muslimiinta dunida Sanad kasta waxay Hay’adaha Diiniga ah ee dowladahooda ka sugaan ku dhawaaqidda dhalashada bisha Ramadaan ee Soonku bilaabanayo iyo dhalashada Bisha Shawaal oo dabaaldegga Ciidul fitriga ku beegan. Ramadaanka sanadkan wuxuu ku sigtay in dunida islaamka oo dhan ay isku waafaqdo inuu Soonku bilowdo Jimcihii 24-ka April, laakiin dowlado ay ka mid yihiin … Continue reading Dhalashada Bisha Soonfur ee Ciidul Fitriga Sanadkan oo la isku waafaqayo (Goormee noqoneysaa..?)