Wednesday, August 5, 2020
More

    Doorashada

    Wararkii ugu danbeeyay

    Madaxweyne Qoorqoor iyo C/raxman C/shakur oo ka qeyb galay Shirweynaha Beelaha Mudullood

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Hogaamiyaha xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta ka qeyb galay shirweynaha Beelaha Mudullood ee...

    DEGDEG: Maxkamadda Ciidamada oo sii deysay Weriye C/wahaab Abuuja

    War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ay xoriyadiisa dib ugu soo celisay Weriye Maxamed C/wahaab Nuur (Abuuja),...

    Dr. Xaawo Cabdi oo caan ku ahayd samafalka oo Muqdisho ku Geeriyootay

    Waxaa saaka Magaalada Muqdisho ku geeriyootay Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo caan ku ahayd arrimaha samafalka, kana mid ahayd dhaqaatiirta dalka.

    SAWIRRO: Qarax weyn oo ka dhacay magaalada Beyruut (Dhimasho & kumanaan dhaawac ah)

    Qarax aad u weyn ayaa ka dhacay magaaalada Beyruut ee dalka Lubnaan, kaasoo la sheegay inuu ka dhashay waxyaabo qarxa oo...

    XOG: Kaalintii Dowladda Qatar ku lahayd Qorshihii lagu riday Ra’iisal Wasaare Kheyre

    Sidii degdegga ahayd ee Golaha Shacabka u codka muranka ku jiray ugu qaaday xukuumaddii Ra'iisal wasaare Xasan Cali Kheyre, laguna riday iyo...

    Aqalka Sare oo Ansixiyey xubin cusub oo ku biirtay Guddiga Doorashooyinka Qaranka

    Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa maanta yeeshay kulankiisii ugu horeeyay muddo bilo ah, kadib markii uu hareeyay khilaafka u dhaxeeya...

    Wasiir Goodax oo soo saaray Wareegto Qasab lagu dhaqan gelinayo Manhajka Dugsiyada Sare

    Sii-haya Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa soo saaray wareegto ku saabsan dhaqangalka Manhajka Dugsiyada Sare oo maanta bilowday.

    Madaxtooyada Soomaliya oo dalka keentay Musharax cusub oo loo wado xilka Ra’iisal Wasaaraha

    Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in musharax cusub uu kusoo biiray dadka la filayo in loo magacaabo xilka Ra'iisal wasaaraha...

    Wasiir Beyle oo diiday bixinta Lacag Ra’iisal wasaarihii hore u qoondeeyay fatahaadda Afgooye

    Sii-hayaha Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa diiday bixinta lacag uu Ra'iisal wasaarihii is casilay ee Xasan Cali Kheyre...
    error: Content is protected !!