FAAHFAAHIN: Darawalkii waday Gaari ku qarxay magaalada Muqdisho oo la qabtay
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Duhurnimadii maanta ka dhacay xaafadda Kaawo-Godey ee degmada Wadajir, Gobolka Banadir. Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa ku qarxay meel u dhow isgoyska Kaawo Godey oo ah meel suuq ah oo sidoo kale lagu iibiyo Qaadka, waxayna ciidamada Booliska sheegeen in la qabtay ninkii waday gaariga qarxay. … Continue reading FAAHFAAHIN: Darawalkii waday Gaari ku qarxay magaalada Muqdisho oo la qabtay
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed