Faahfaahin: Haweeney Qarax Is-miidaamin ah ku khaarijisay Sarkaal muhiim ah oo ka tirsanaa NISA
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax is-miidaamin ahaa oo barqanimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsadya sarkaal ka tirsanaa Sirdoonka Soomaaliya. Qaraxa ayaa ka dhacay agagarka Isgoyska Black Sea, gaar ahaan sarta Daallo, wuxuuna ahaa qarax si yaab leh loo qorsheeyay markii haweenay lagu xiray waxyaabaha qarxa ay si toos ah u … Continue reading Faahfaahin: Haweeney Qarax Is-miidaamin ah ku khaarijisay Sarkaal muhiim ah oo ka tirsanaa NISA
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed