Maxaa kasoo baxay shirkii Golaha wasiirada? [Heshiis dhex maray Somalia & Turkiga oo lagu ansixiyey]

Golaha wasiirrada xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta yeeshay shir toddobaadkii uu golaha yeesho maalinta khamiista ayaa ansixiyay heshiis is afgarad oo u dhaxeeyay wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo wasaaradda Shaqada, Daryeelka Bulshada iyo Qoyska ee Jamhuuriyada Turkiga. Is afgaradka oo ku saabsan...

AU, IGAD and UN Senior representatives engage with stakeholders on Jubaland’s electoral process

Mogadishu - Senior representatives of the African Union (AU), the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) and the United Nations (UN) travelled to Kismayo today to engage with stakeholders on Jubaland’s ongoing electoral process, which is expected to culminate in the election by the State Assembly of the State President. The...

Musharixiinta isbedeldoonka Jubaland oo 6 Shuruud hordhigay Wakiilka Q/Midoobay & Beesha Caalamka

Iyadoo ay magaalada Kismaayo ka socoto waanwaanta ay wadaan xubnaha beesha Caalamka oo uu horkacayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa kulan ka dhacay xarunt UN-ka ee Garoonka Kismaayo waxaa mowqifkooda kusoo bandhigay Golaha Isbedel Dooonka Mushariixinta Jubbaland. Qoraal ay goor dhoweyd soo saareen ayey ku shaaciyeen lix shardi oo ay hordhigeen Wakiilka...

Dowladda Isra’el oo Dalkeeda ka mamnuucday Ilhaan Cumar iyo Rashida Tlaib

Dowladda Israel ayaa soo saaray war ay ku sheegtay inaysan dalkeeda imaan karin laba ka mida haweenka ka tirsan Koongareeska Mareykanka oo kala ah Ilhaan Cumar iyo Rashida Tlaib. Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu Israa'iil u soo jeediyey inaysan u ogolaan labadaasi xubnood inay booqdaan dalkooda. Laba...

Guddiga Doorashada Jubaland oo Aqbalay Dalabkii Wakiilada Beesha Calamka & Qodobo kale oo la isku hayo

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Guddiga Dastuurka Maamulka Jubbaland uu aqbalay labadii qodob ee ay wateen Wakiilada Beesha Caalamka ee maanta tegay magaalada Kismaayo. Kulan dhex maray Wakiilada Beesha Caalamka ee uu hoggaaminayey Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya iyo Guddiga Doorashada ayey Guddigu ku ogolaadeen in dib loo...

Wakiilada Beesha Caalamka oo Axmed Madoobe ka dalbaday 2 Qodob [Akhriso jawaab yaab leh oo uu siiyay]

Waxaa maanta gaaray magaalada Kismaayo maanta gaaray wafdi ka socda Beesha caalamka oo uu hoggaaminayey Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan, ayna ka mid ahaayeen IGAD, Safiirka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Taliyaha guud ee Amisom iyo xubno kale. Xubnahan ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha waqtiga xilkiisu maanta ku ekaa...

Ra’iisal wasaare Kheyre oo booqday dhaawacyadii Ciidamada ee laga keenay Awdheegle (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ( Xasan Cali Khayre ayaa booqday askartii ciidamada dowladda ee shalay ku dhaawacmay weerarkii Alshabaab ku qaadeen saldhigga ciidamada ee degamada Aw-dheegle, gobolka Shabeellada Hoose. Ra’iisul Wasaaraha ayaa wareysay askarta dhaawaca agh iyo maamulka Isbitaalka, isagoo u kuurgalay xaaladda caafimaad ee ciidamada kusoo dhaawacmay...

Macawisleyda Gobolka Hiiraan oo weerar ku qaaday Alshabaab & maleeshiyo lagu dilay…

Ciidamada Liyuu Boolis oo dad kale oo shacab ah ku laayay Dacdheer
Kooxda Macaawisley ee dagaalka kula jirta Al-shabaab ayaa sheegtay inay weerar ku qaadeen degaanka Luuq Jeelow ee Gobolka Hiiraan, halkaasoo Alshabaab ay maamusho, Weerarkan ayaa sheegeen horjoogayaasha kooxda Macawisleyda in lagu dilay maleeshiyo ka badan 5, halka ay ku qabsadeen gaari nooca Homey ah oo cod-baahiye ku xiran yahay, wuxuuna...

Wakiilada Beesha Caalamka oo waanwaantii ugu danbeysay u tegaya Magaalada Kismaayo

Waxaa maanta ku sii jeeda magaalada Kismaayo wakiilio ka socda beesha caalamka oo dadaal ugu jira in xal loo helo khilaafka ka taagan Doorashada Jubbaland oo laba Baarlamaan oo iska horjeeda yeelatay. Wafdiga beesha caalamka ayaa waxaa ka mida Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo Wakiilka Midowga...

C/naasir Seeraar: “Faroole & Cumar C/rashiid kama yeelneyno inay Kismaayo kala dagaalamaan Dowlada Federalka”

Musharaxa xilka madaxweynaha maamulka Jubbaland ee ka mida garabka muraaaradka C/naasir Seeraar ayaa digniin u jeediyey xildhibaannada iyo Senatoorada Kismaayo u tegay inay kala dagaalamaan dowladda Federaalka. Isagoo ka hadayay dhaarinta xildhibaannada Garabkooda ayuu si kulul u weerarray Senatooro ka tiran Aqalka Sare oo uu ka magacaabay C/raxmaan Faroole iyo...

Xildhibaanno cusub oo lagu dhaariyey Kismaayo & Jubbaland oo yeelatay laba Baarlamaan [Sawirro]

Waxaa galabta magaalada Kismaayo lagu dhaariyey baaralmaankii labaad oo ay soo xuleen Guddiga Doorashada ee Musharixiinta isbedel-doonka Jubbaland, kaasoo barbar socda Baarlamaanka kale ee shalay halkaasi lagu dhaariyey. 75 xildhibaan oo ka mida Baarlamaanka Isbedel-doonka ayaa lad haariyey iyadoo xafladda ay goobjoog ka ahaayeen odayaasha dhaqanka qaarkood, Siyaasiyiin iyo Musharixiinta...

Xildhibaanada Mucaaradka Dowladda Somalia oo Kismaayo u tegay taageerada Axmed Madobe (Sawirro)

Waxaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee KMG ah ee Jubbaland xildhibaannada Mucaaradka ku ah dowladda Somalia ee ka tirsan labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Xildhibaannadan oo ka tirsan xisbiyada ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa tiradoodu ahayd dhowr iyo tobanm, waxaana Kismaayo...

Alshabaab badan oo lagu laayey & Qaar lagu qabtay weerarkii Awdheegle. -Taliyaha Ciidamada Lugta-

Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Alshabaab Saaka ku qaadeen Degmada Awdheegle oo dhowaan ay ka qabsadeen ciidamada dowladda, iyadoo qasaare xoog leh lasoo weriyey inuu halkaasi ka dhacay. Taliyaha Ciidamada Lugta ee Milatetiga Soomaaliya General Yuusuf Raage Odawaa ayaa sheegay in weerarka ay ka war qabeen...

Weriye la shaqeeya Ciidamada Dowladda oo ku dhintay Qaraxii Alshabab ku qaadeen Awdheegle

Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in weriye sawir-qaade ah oo la howlgala ciidamada Dowladda uu ku dhintay Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay degmada Awdheegle ee Gobolka Sh/Hoose. Sawir-qaadaha ayaa la sheegay inuu la howlgalo ciidamada, laguna magacaabo Gacal Cabdulle, kaasoo u dhintay qaraxii ugu horeeyay...

Xilli Cusub oo loo qabtay Doorashada Madaxweynaha Jubbaland & Qorshe degdeg loogu dooranayo..

Guddiga Dooorashooyinka Jubbaland ee uu magacaabay Axmed Madoobe ayaa soo saaray waqti cusub oo ay dhaceyso Doorashada Madaxweynaha maamulkaasi oo markii hore loo qabtay ilaa 25-ka Bishan Ogost. Qoraal goor dhoweyd kasoo baxay Guddiga Doorashada ayaa Jadwal cusub loogu sameeyay xilliyada ay dhacayaan doorashada guddoonka Baarlamaanka cusub iyo madaxweynaha,...

AWDHEEGLE: Alshabaab oo sheegatay inay Askar badan ku laayeen Qaraxyo Is-miidaamin ah..

War goor dhoweyd kasoo baxay Alshabaab ayaa lagu sheegay in tobanaan askari oo ka tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya lagu dilay qaraxyo lala beegsaday saldhig ay ku lahaayeen degmada Awdheegle oo dhowaan ay qabsadeen. War degdeg ahaa oo kasoo baxay taliska Alshabaab ayaa lagu sheegay in weeraradan loo adeegsaday...

Alshabaab oo Dagaal Qarax ku bilowday ku qaaday Awdheegle & Wararkii ugu danbeeyay…

Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Alshabaab ay weerar ku bilowday Qarax is-miidaamin ah ku qaaday degmada Awdheegle oo dhowaan ay qabsadeen ciidamada dowladda Soomaaliya. Weerarka ayaa la sheegay inuu ku bilowday Qarax is-miidamin ah oo lagu weeraray Ciidamada Danab ee Milateriga oo ku sugnaa Degmada Awdheegle, waxaana...

Maxaa ka jira inuu dhaawacmay Afhayeenkii Guud ee Alshabaab Sheekh Cali Dheere..?

War ay faafisay warbaahinta ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Afhayeenkii guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage [Sheekh Cali Dheere) uu dhaawac Culus uu ka soo gaaray Weerar ka dhacay Shabeelada Hoose. Raadiyaha ciidamada Dowladda ayaa sheegay in Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere lagu dhaawacay howlgal...

Baarlamaan cusub oo lagu dhaarinayo magaalada Kismaayo iyo Doorashada Guddoonka oo barbar socota.

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inay halkaasi ka socdaan ololeyaal iska horjeeda oo ku saabsan Doorashada maamulkaasi oo laba garab u kala qeybsan. Guddiga Doorashada ee musharixiinta mucaaradka ayaa lagu wadaa inay dhaariyaan xildhibaanno gaaraya 75 oo ay shalay magacyadooda shaaciyeen, waxayna wadaan dadaalkii ugu danbeeyay ee ay...

Wasiir Arrimaha Dibadda oo War kasoo saaray Kulankii dhex maray Madaxweynaha Somaliland.

Kulan magaalada Maka ku dhex maray Madaxweynaha Somalialnd iyo wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dood weyn ka dhaliyey Baraha bulshada, waxaana war kasoo saaray Wasiirka Arrimahga dibadda Somalia Axmed Ciise Cawad oo ka mid ahaa wasiiradii la kulmay Muuse Biixi. Qoraal uu soo...
error: Content is protected !!