La-taliyihii Gaarka ahaa ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo shaqadii isaga tegay (Akhriso)

La-taliyihii gaarka ahaa ee Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cabi Xariir Baaruud ayaa isaga tegay shaqadii uu ka hayey xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya. Qoraal kooban oo uu boggiisa Twitter-ka so dhigay ayuu Cabdi Baaruud ku macsalaameeyay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, wuxuuna sheegay inuu wax badan ka bartay intii uu xafiiska joogay, shaqdiyaadku isbedelaan, laakiin Hay’addu ay mar … Continue reading La-taliyihii Gaarka ahaa ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo shaqadii isaga tegay (Akhriso)