Madaxweynaha Somalia oo hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay ee Turkiga Recep Tayyip Erdogan

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray  madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in doorashada Erdogan dib loogu doortay madaxweynaha Turkiga ay tahay mid taariikhi ah, dowladda  iyo shacabka Soomaaliyeedna ay ugu hambalyeynayaan guusha uu gaaray madaxweyne Recep Tayyip Erdogan. Madaxweynaha Soomaaliya oo ka mid ahaa madaxda … Continue reading Madaxweynaha Somalia oo hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay ee Turkiga Recep Tayyip Erdogan