Madaxweyne Donald Trump: Aduunyada miyuu bedeli doonaa mise isagaa la bedeli doonaa…?

Waxaa maanta lagu wadaa in la caleemo saaro madaxweynaha cusub ee Mareykanka  Donald Trump oo noqonaya madaxweynaha 45-aad ee Mareykanka. Waxaa xaflada caleemo saarkiisa la filayaa inay ka qeyb galaan dad ku dhow hal milyan oo ruux, waxaana la dhaarin doonaa madaxweynaha ugu khilaafka iyo muranka badan ee talada Mareykanka ku yimid si aan la fileyn. Xaflada … Continue reading Madaxweyne Donald Trump: Aduunyada miyuu bedeli doonaa mise isagaa la bedeli doonaa…?