Madaxweyne Farmaajow Ma ku dayan doontaa John Magufuli-ga Tanzania…? (Farriin ku socota Farmaajo)

Waxaa dhowaan madaxweynaha Soomaaliya loo doortay Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shacbiyad balaaran iyo taageero aan hore loo arag ka helay shacabka, loona han weyn yahay inuu wax ka qaban doono dalkan  ku jira xaaladda halista ah. Arrinta ugu weyn ee laga sugayo Farmaajo waa la dagaalanka musuqmaasuqa oo la degay madaxda dowladda Soomaaliya. Qodobadii uu … Continue reading Madaxweyne Farmaajow Ma ku dayan doontaa John Magufuli-ga Tanzania…? (Farriin ku socota Farmaajo)