Madaxweynaha xilka haya ee dalka Turkiga ayaa mar kale ku guuleystay xilka madaxweynaha dalkaasi markii dadka dalkaasi ay u doorteen Recep Tayyip Erdogan inuu mar kale noqdo madaxweynaha dalkaasi. Waxaan halkan ku eegeynaa taariikh nololeedka madaxweynaha Erdogan. Magaciisaoo buuxaa waa Recep Tayyip Ahmet Erdogan. Wuxuu dhashay sannadkii 1954-kii. Wuxuu ku dhashay degaanka la yidhaa Kasimpasa oo jaar la … Continue reading Maxaad ka taqaan Madaxweynaha dib loo doortay ee Turkiga Recep Tayyip Erdogan..? [Akhriso taariikh nololeedkiisa]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed