Maxkamadda Ciidamada oo Toogasho ku xukuntay 2 Eedeysane oo lagu helay Dilkii Taliyihii Gorgor

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta u xukun ku riday afar eedeysane oo loo heysatay dilka Taliyihii ciidamada Gorgor Maxamed Saleebaan Abiikar (Maxaadey) iyo askari ilaalo u ahaa, kuwaasoo oo ilaalada Hotelka Maa’ida (Ex. Naasahablod 2). Maxkamadda Ciidamada ayaa ku xukuntay laba eedeysane dil toogasho ah oo ah qisaasta taliyaha iyo askariga la socday, halka … Continue reading Maxkamadda Ciidamada oo Toogasho ku xukuntay 2 Eedeysane oo lagu helay Dilkii Taliyihii Gorgor