Friday, July 10, 2020
More

    Wasiirada

    Wararkii ugu danbeeyay

    Duqeyn Diyaaradeed oo ka dhacday Gobolka Sh/Dhexe & War kasoo baxay AFRICOM iyo…

    Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM iyo Dowladda Soomaaliya ayaa shaaciyey duqeyn cirka ah oo ka dhcday Gobolka Sh/Dhexe.

    Madaxweyne Farmaajo oo War Degega kasoo saaray Go’aankii Golaha Wasiirada ee Muddo kordhinta

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa war degdega oo uu soo aaray kusoo dhoweeyay baaqii Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku...

    Ra’iisal Wasaare Kheyre oo ka hor yimid Muddo kordhinta Dowlada (Kulankii Golaha Wasiirada)

    Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa caddeeyay mowqifkiisa Doorashada dalka, isagoo caddeeyay inuu diidan yahay muddo kordhin

    Axmed Madoobe oo noqday mas’uulkii ugu danbeeyay ee Gaara Dhuusamareeb (Sawirro)

    Madaxweynaha Jubbañand Axmed Maxamed Islaam ayaalagu so dhoweeyay Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb, isagoo noqday madaxweynihii ugu dnabeeyay maamul Goboleedyada ee halkaasi gaara.

    DEGDEG: Shir Xasaasi ah oo u socda Golaha Wasiirada & Go’aan culus oo la filayo…

    Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkoodii caadiga ahaa ka socdaa magaalada Muqdisho, iyadoo in muddo ah shirarkooda u baaqdeen arrimo kala duwan,...

    Madaxweyne Deni oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb (Sawirro)

    Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Madaxweyne Deni...

    XOG: Qorshaha Qoorqoor ee Shirka Dhuusamareeb & Xaaladda Madaxweyne Farmaajo

    Madaxweynaha Galmudug Cabdi Maxamed Kaariye ayaa ku guuleystay inuu marti geliyo shirka madaxda Dowlad Goboleedyada ee ugu horeeyay kadib shirkii lagu kala...

    Madaxweynaha K/Galbeed oo isagoo aan Ciidan wadan ka degay magaalada Dhuusamareeb

    Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.

    Ciidamada ugu badnaa ee ilaalada Axmed Madoobe oo gaaray Dhuusamareeb (Sawirro)

    Waxaa magaalada Dhuusamaareeb saaka gaaray ciidamada ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo ku sii jeeda magaaladaasi.