Qarax aan hore loo arag oo ka dhacay Muqdisho & Dad isku Qoys ahaa oo ku dhintay.

Qarax aan hor loo arag ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, markii qof is-miidaamiye ahaa uu isku dhex qarxiyey Maqaayad ku taalla agagaarka Baar Bulsho, degmada Howlwadaag una dhow Isgoyska Sayidka. Qaraxa ayaa dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac leh, waxayna maqaayadii ay noqotay meel ay is dhex galeen dhiigga dadka, dhaawaca iyo burburta goobta, iyadoo … Continue reading Qarax aan hore loo arag oo ka dhacay Muqdisho & Dad isku Qoys ahaa oo ku dhintay.