Ra’iisal wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga oo lagu ceebeeyay hadal uu ka sheegay Somaliland
Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Kenya Raila Odinga ayaa si weyn loogu canbaareeyay war laga soo xigtay oo ku saabsan inuu qabo in la aqoonsado maamulka Somaliland ee goonida isu taagay. Khudbad uu ka jeediyay xarunta Mac-hadka Chatam House ee magaalada London ayuu Raila Odinga oo hadda hogaaminaya xisbiga mucaaradka Kenya wuxuu sheegay inuusan waxba … Continue reading Ra’iisal wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga oo lagu ceebeeyay hadal uu ka sheegay Somaliland
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed