Safiir muddo ka howlgalayay Muqdisho oo waraaqihiisa u gudbiyay Madaxweyne Farmaajo [Sawirro]

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta waraqihiisa aqoonsiga ka guddoonay safiirka UK ee Soomaalya David Concar. Safiirka UK ayaa muddo laba bilood ah ka shaqeynayay xarunta safaaradda Ingiriiska ee magaalada Muqdisho oo ku dhex taalla xarunta Xalane. Safiirka David Concar ayaa diiday inuu waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan … Continue reading Safiir muddo ka howlgalayay Muqdisho oo waraaqihiisa u gudbiyay Madaxweyne Farmaajo [Sawirro]