SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Nairobi [Yaa soo dhoweeyay…?]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay. Madaxweyne Farmaajo ayaa dalka Kenya ku joogi doona booqasho saddex maalmood ah, isagoo ka qeyb geli doona shirweynaha madaxda dalalka IGAD ee looga hadlayo arrimaha Qaxootiga Soomaaliya. Wafdiga madaxweyne Farmaajo waxaa Garoonka magaalada … Continue reading SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Nairobi [Yaa soo dhoweeyay…?]