SAWIRRO: Wararkii ugu danbeeyay Qaraxii Muqdisho & Qasaaraha ka dhashay oo kordhay

Wararkii ugu danbeeyay qaraxii duhurnimadii maanta ka dhacay Suuqa Kaawo-Godey ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu dhaliyey qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa loo adeegsaday Gaari ayaa dhaliyey qasaare xoog leh, waxaana ku dhintay 8 qof, halka ay ku dhaawacmeen ilaa iminka 14 kale, sida laga soo xigtay saraakiisha gurmadka degdega ah … Continue reading SAWIRRO: Wararkii ugu danbeeyay Qaraxii Muqdisho & Qasaaraha ka dhashay oo kordhay