Waxaa iska soo daba dhacaya natiijada doorashadii Baarlamaanka iyo madaxweynaha dalka Turkiga oo maanta ka dhacday dalkaasi, iyadoo loolanka ugu weyni ka dhaxeeyo madaxweynaha talada haya iyo musharaxa mucaaradka. Natiijooyinka hordhaca ah ee doorashada Turkiga ayaa muujinaya in Recep Tayyip Erdogan uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimada dalka Turkiga, iyadoo 95% markii la tiriyey codadkii la … Continue reading Tirinta Codadka Doorashadii Turkiga oo socota iyo Natiijooyinkii ugu horeeyay ee soo baxay [Kala soco halkan]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed