XOG: Maxaa ka jira in Kaamerooyinka Xarunta G/Banaadir (CCTV) la damiyey Qaraxa ka hor?
Xog dheeraad ah ayaa laga helayaa xarunta Gobolka Banaadir ee Qaraxu ka dhacay Arbacadii 24-ka July 2019, iyadoo la ogaaday in Kaamerooyinka CCTV qaarkood aanay shaqeyneynin xilliga uu weerarku dhacay. Xogta la helay ayaa sheegeysa inay howlgal ahayd oo aysan shaqeyneynin Kaamerada ku xirneyd Hoolka shirarka xarunta Gobolka Banaadir ee qaraxu ka dhacay oo muddo … Continue reading XOG: Maxaa ka jira in Kaamerooyinka Xarunta G/Banaadir (CCTV) la damiyey Qaraxa ka hor?
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed