XOG: Sidee ku fashilmay Dhul-boobkii madaxda G/Banaadir ku bixiyeen Qeyb ka mida Suuqa Siinaay?
26-kii Janaayo 2021 ayey ahayd markii si lama filaan ah uu guddoomiyaha Gobolka Banadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) u soo saaray wareegto uu ku sheegay inuu ku joojiyay dhammaan dhaqdhaqaaqyada dhul bixinta (Akhri Warkan), iyadoo ogeysiin loogu diray Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha. Arrintan ayaa sabab looga dhigay dhaliilo iyo eedo la isla dhex marayo … Continue reading XOG: Sidee ku fashilmay Dhul-boobkii madaxda G/Banaadir ku bixiyeen Qeyb ka mida Suuqa Siinaay?
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed