Xukuumadda Soomaaliya oo ka baxday dhammaan heshiisyadii Shirkadaha gaarka ah [Wareegto Culus]
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka baxday dhammaan heshiisyadii ay kula jirtay shirkadaha gaarka loo leeyahay ee bixiya adeegyada dowladda. Wareegto ka soo baxday Wasiirka Maaliyada xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle oo ku socotay dhammaan wasaaradaha lana ogeysiiyay, madaxweynaha, Ra’iisal wasaaraha iyo Hanti dhowrka, xisaabniyaha guud iyo hay’ado kale ayaa lagu caddeeyay in laga bilaabo 31 … Continue reading Xukuumadda Soomaaliya oo ka baxday dhammaan heshiisyadii Shirkadaha gaarka ah [Wareegto Culus]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed