XOG: Yaa ka danbeeyay Go’aannadii ay Rooble, Qoorqoor iyo Guudlaawe uga hor yimaadeen Muddo kororsiga

Qoraalladii daqiiqadaha u dhaxeeyay ee ay soo saareen madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Galmudug / Hirshabelle iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta waxay isbedel weyn ku yimid xaladii is mari-waaga Doorashada dalka ee gaartay iska hor imaad iyo gacan-ka-hadal. Kadib markii ay soo xirmeen dadaalladii ay wakiilada beesha caalamka ugu jireen inay Maxamed C/llaahi Farmaajo ku qanciyeen heshiis … Continue reading XOG: Yaa ka danbeeyay Go’aannadii ay Rooble, Qoorqoor iyo Guudlaawe uga hor yimaadeen Muddo kororsiga