Thursday, April 18, 2024

AKHRISO: Liiska Magacyada xildhibaanada Beesha Hawiye ee saxiixay Mooshinka Madaxweynaha

Iyadoo mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha Soomaaliya uu horyaallo gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo ay saxiixeen 93 xildhibaan oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaan akhristayaasha Goobjooge.com u soo gudbineynaa magacyada xildhibaanada kasoo jeeda Beesha Hawiye ee saxiixay mooshinka.

hawiye

Xildhibaanadan ayaa qaarkood is shaaciyay oo saxaafadda la hadlay sida Wasiirkii hore ee Arrimaga gudaha C/llaahi Goodax Barre oo hore uga mid ahaa saaxiibada madaxweynaha, kana qeyb qaatay ridistii Ra’iisal wasaarayaashii hore ee Cabdi Faarax  Shirdoon iyo C/weli Sheekh Maxamed.

Ad

Xubnaha Xildhibaanada Beesha Hawiye ee madaxweynaha laf ahaantiisana ka soo jeedo ee mooshinka saxiixay waxay gaarayaan 11 xildhibaan.

[ot-caption title=”RIIX: LIISKA XILDHIBAANADA BEESHA HAWIYE EE SAXIIXAY MOOSHINKA” url=”http://goobjooge.com/wp-content/uploads/2015/08/Xildhibaan-Hawiye1.png”]

HALKAN RIIX SI AAD U ARAGTO MAGACYADA XILDHIBAANADA

- Advertisement -

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON