Tuesday, January 21, 2020
More

    Banaadir

    Wararkii ugu danbeeyay

    Sanbaloolshe oo Markii ugu horeysay Qirtay khaladkii Dhiibista Qalbi-dhagax. “Eeda iska leexin maayo, cafis ayaan rabaa..”

    Taliyihii hore ee Hay'adda Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa qirtay inay khalad ahayd dhiibistii C/kariin Qalbi-dhagax.

    Ra’iisal wasaare Kheyre oo Ballanqaad Amni u sameeyay Shirkadda Turkiga ee dhiseysa Jidka Muqdisho & Afgooye.

    Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay maamulaha Shirkadda Enez, Seracettin Aksun ee dhiseysa Jidka isku xira Muqdisho...

    Madaxweynaha Turkiga: “Dowladda Somalia waxay naga codsatay inaan Shidaal ka baarno Baddaha Soomaaliya..”

    Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa maanta shaaciyey in dowladda Soomaalia ay Turkiga ku martiqaaday inuu shidaal ka baaro baddaha Soomaaliya, kadib markii...

    Dagaal magaalada Muqdisho ku dhex maraya laba ciidan oo iska horjeeda & Wararkii ugu danbeeyay..

    Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dagaal dhex maray ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo rag hubeysan.

    Duqeyn Mareykanka ka fuliyey Gobolka J/Hoose & xubno ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay.

    Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamda Mareykanka ay ka fuliyeen duqeyn cirka ah oo ka dhacday degaanka Bangeeni...

    Puntland & Jubbaland oo shaaciyey inaysan Dowladda Federaalka diyaarin karin Doorasho Qof & Cod ah. [War-Murtiyeed]

    Waxaa War-murtiyeed ka kooban 16 qodob laga soo saaray Shirkii madaxda Maamul Goboeedyada Puntland iyo Jubbaland uga socday magaalada Boosaaso (18-19 January...

    Ra’iisal Wasaare Kheyre oo booqday dhaawacyada Qarixii Afgooye ee lala beegsaday Shaqaalaha Turkiga

    Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta booqday dhaawacyada qaraxii dhowaan ka dhacay Afgooye ee lala beegsadya shaqaalaha Turkiga ee dhisaya Jidka...

    Ciidamadii ilaalin lahaa Doorashada Somaliya oo laga keenay Nigeria (130 Askari oo kusoo biiray Booliska AMISOM- Sawirro)

    Ciidamo ka yimid dalka Nigeria ayaa ka mid noqday Booliska AMISOM, iyadoo ciidamadan cusub loo soo gabagabeeyay tababar ku saabsan shaqada Booliska...

    Axmed Madoobe: “Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaan Qoorta u dhiibtay, Madaxweyne Farmaajo wuu diiday wadahadal..”

    Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo ku sugan Puntland ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya oo diiday wadahadal inuu la yeesho markii...
    error: Content is protected !!