Saturday, May 30, 2020
More

    BREAKING NEWS

    Wararkii ugu danbeeyay

    Bannnaanbaxyo ku sii fidaya Mareykanka & Trump oo u hanjabay Dadka rabshadaha wada (Sawirro)

    Bannanabaxyadii ka dhashay dilka ninkii Madowga ahaa ee George Floyd ayaa ku sii fiday magaalooyinka Mareykanka, iyagoo soo gaaray Aqalka Cad iyo...

    Sanator Muuse Suudi oo shaaciyey baaritaan uu ku sameeyay xasuuqii Gololley (Daawo)

    Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka hadlay dhacdadii degaanka Gololleey dhalinyarradii lagu laayey degaanka Gololleey iyo ciidamadii lagu qarxiyey degaankaasi.

    Fiqi iyo Ciidamo uu watay oo lagu wareejiyey xaruntii Xerta Sh. C/weli Cilmi Yare ee Gaalkacyo

    Ciidamada Booliska Galmudug ayaa la wareegay xaruntii Xerta Sh. Cabdiwali Sh. Cali Cilmi Yare oo Alshabaab ay qarax ku dileen Koonfurta Magaalada...

    Soomaali laga soo tarxiilay Sacuudiga oo looga mahadceliyay Madaxweyne Farmaajo

    Dadkii ugu horeeyay Soomaali laga soo tarxiilay dalka Sacuudiga ayaa xalay kasoo degay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

    Ra’iisal Wasaare Kheyre: “Dalkan waa inay Doorasho ka dhacdaa 4-tii Sanaba mar” (Daawo)

    Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in xukuumadiisa ay wixii hadda ka bilowda u howlgaleyso sidii ay dalka uga...

    Sarkaalkii Caddaanka ahaa ee dilay Ninka Madow ee George Floyd oo ugu danbeyn la xiray

    Sarkaalkii Booliska ee Caddaanka ahaa, kana danbeeyay geerida ninkii madowga Mareykanka ahaa ee magaalada Minneapolis, dalka Mareykanka ayaa la xiray kadib saddex...

    Madaxweynaha Hirshabelle oo magacaabay Guddi muddo Bil ah baaraya xasuuqii Gololleey

    Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddi oso baara falkii lagu laayey dhalinyarro dhakhaatiir caafimaad ahayd ee ka dhacay degaanka...

    Dhacdo yaab leh: Meyd lagu Dul dagaalamay & Nabadoon labaad oo lagu dilay

    Dhacdo yaab leh ayaa laga soo weriyey magaalada Muqdisho shalay markii khilaaf ka dhashay Aaska Nabadoon lagu dilay magaalada uu keenay in...

    Dagaalkii Trump & Twitter oo cirka isku shareeray & Qoraal Trump qoray oo laga tuuray

    Dagaalkii u dhaxeeyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo shirkadda Twitter-ka oo ka mida kuwa ugu waaweyn ee baraha bulshadu ku xiriirto ayaa...