Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Joe Biden ayaa maanta loo dhaarinayaa xilka iyadoo ay wehliso madaxweyne ku xigeenka haweeneyda madaxweyne ku xigeenka Kamala Harris.
Biden ayaa...
Mid ka mida waxyaabaha uu gaarka la yahay Madaxweynaha Mareykanka waxaa ka mida Boorsada loo yaqaan 'Boorsada Nuyikliyeerka' oo xilli kasta la socota Madaxweynayaasha...
Mid ka mida waxyaabaha uu gaarka la yahay Madaxweynaha Mareykanka waxaa ka mida Boorsada loo yaqaan 'Boorsada Nuyikliyeerka' oo xilli kasta la socota Madaxweynayaasha...
Weriye ka tirsan BBC World oo lagu magacaabo Andrew Harding warbixin uu ka qoray xaaladda Soomaaliya ku faahfaahiyey xaaladda siyaasadeed iy amni ee Soomaaliya...
Alshabaab ayaa xaflad caleemo saar ah u sameysay suldaan cusub oo ay yeelatay Beesha jareer ee dageenada Jubbooyinka.
Suldaanka cusub oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cali...
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa shaaciyey war ku saabsan Doorashada Soomaaliya ee la isku mari la' yahay, kadib markii uu safiirka dalkaasi kulan khadka...
Taliska Millatariga dalka Uganda ayaa sheegay sheegay in ciidanka Uganda ee ka tirsan howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ay Gobolka Sh/Hoose ku dileen 189...
Wakiilada Beesha Caalamka oo dadaal dheeraad ah ugu jira in xal loo helo is mari-waaga ka taagan Doorashada 2021 ayaa la wareegeysa qabanqaabada kulan...
Xubnaha Guddiga Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha  ee xukuumadda Soomaaliya magacawday ayaa ka hadlay howsha loo xil saaray iyo khilaafka ka taagan Ganacstada isku...
Hay'ada lacagta Adduunka ee IMF ayaa shaacisay in Soomaaliya ay ka gudubtay wajiga koowaad ee wadahadalka heerkiisu sareeyo ee dhameestirka deyn cafinta.
War-saxaafadeed ay...