Puntland

Wararkii ugu danbeeyay

Ra’iisal wasaarihii Ingiriiska oo Isbitaal loo dhigay Cudurka Covid-19 (Yaa ka taliya UK…? )

Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa xalay la dhigay Isbitaalka, kadib markii ay xaaladiisa kasii dartay, isagoo muddo 10 maalmood ah cudurka...

Xaaf oo loo galbiyey Dhuusamareeb & Madaxweyne Qoorqoor oo kusoo dhoweeyay duleedka magaalada.

Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa loo soo galbiyey magaalada Dhuusamareeb, kadib safar dhinaca dhulka ah uga socdaalay magaalada...

Sheekh Shariif: “Waxaan ka horjeednaa wax kasta oo lagu baajinayo doorashooyinka 2020/21..”

Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inaysan madasha uu hoggaamiyo aqbali doonin, kana horjeedaan wax kasta oo lagu baajinayo...

Ciidamo isku hor fadhiya Magaalada Beledweyne & Guddoomiyihii xilka laga qaaday qeylo-dhaan soo saaray

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Carraale ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar ay maanta kusoo qaadeen ciidamo...

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo War kasoo saaray kufsi caruur oo ka dhacay Afgooye & Dad loo xiray.

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleyman Maxamed Maxamud ayaa shaaciyey in dad loo soo qabtay kiisas kufsi fool xun ah oo ka...

Wiil 6 sano jir ah oo Kenya ugu geeriyooday Coronavirus & Dad badan oo laga cabsi qabo inuu qaadsiiyay

Wiil 6 sano jir ah oo u dhashay dalka Kenya ayaa la xaqiijiyey inuu u geeriyooday cudurka Covid-19, iyadoo markii danbe la...

Safaaradda Mareykanka oo difaacday Weriye Harun Macruf, eedeyn culusna u jeedisay NISA

Qoraal kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu difaacay weriye Harun Macruf oo u shaqeeya Laanta Afsoomaaliya ee VOA-da oo ay...

Sheekha ugu caansan Alshabaab oo Coronavirus ku tilmaamay Musiibo lagu ciqaabayo Gaallada. (Dhageyso)

Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf oo ah culimada ugu waaweyn e Alshabaab, laguna tilmaamo Sheekha ruuxiga ah ee Alshabaab ayaa ka hadlay cudurka...

Guddigii shaqada joojiyey ee Xeerarka Doorashooyinka oo Dib u bilaabay kulamadii Beesha Caalamka.

Guddoonka labada aqal ee Baaralmaanka, loona magacaabay diyaarinta Xeerarka dhammaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka oo dhowaan shaaciyey inay shaqadii hakyeen cudurka Coronavirus dartiis...