Monday, July 13, 2020
More

    Featured

    Wararkii ugu danbeeyay

    Sidee Taliye Odowaa Raage looga badbaadiyey Is-miidaamiyihii Qaraxa la beegsaday..?

    Qarax is-miidaamin aha ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsadaya Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage xilli uu...

    Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo ka badbaaday Qarax Is-miidaamin lagu khaarijin lahaa

    Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa ka badbaaday Qarax is-miidaamin ahaa oo lala beegsaday Kolonyo uu la socday.

    DEGDEG: Qarax weyn oo ka dhacay Muqdisho & Wararkii ugu dambeeyay…

    Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Isgoyska Trebuunka, degmada Hodon ee Gobolka Banaadir.

    Guddoomiyaha Aqalka Sare oo War kasoo saaray Go’aanadii Shirka Dhuusamareeb (Akhriso)

    Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa War-Saxaafadeed kasoo saaray War-murtiyeedkii kasoo baxay shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka ee...

    SAWIRRO: Ciidamo & Dadweyne Gacantooda ku damiyey Dab xoog leh oo ka kacay Dhuusamareeb

    Ciidamo iyo dadweyne ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa ku guuleystay dadaal ay u galeend daminta Dab xoog leh oo ka dhacay magaalada.

    Weriye C/casiis Gurbiye oo mar kale Berri looga yeeray Maxkamadda Gobolka Banaadir

    Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa mar kale maalinta Berri ah qaadeysa dacwad Xeer ilaalinta dowladda kusoo oogtay Tifaftiraha Warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho...

    XOG: Cali Mahdi iyo Muuse Suudi oo sabab u noqday inuu baaqdo Shirweynihii Beesha Mudullood

    Waxaa dib u dhac ku yimid Shirweynihii Beesha Mudullood ee mudadda dheer qabanbqaabadiisu socotay, kaasoo lagu waday inuu maanta ka furmo magaalada...

    AKHRISO: War-murtiyeed 5 Qodob ka kooban oo laga soo saaray Shirkii Dhuusamareeb

    Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug lagu soo gabagabeeyay wejiga koowaad ee shirkii madaxda Maamul Goboleeyada. Shirkan ayaa...

    War-Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Dh/mareeb & Shir kale oo lagu casuumay Madaxda Dowladda

    War-murtiyeed laga soo saaray wejigii koowaad ee Shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka uga socday magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu shegeay in shir kale...
    error: Content is protected !!