Ciidamada kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa laga hor istaagay in loo adeegsado howlgalkii 19-kii Febraayo ee keenay Weerarkii lagu qabsaday Taallada Daljirka Dahsoon...
Waxaa soo baxay warar sheegaya in Turkiga uu waanwaan ka dhex bilaabayo Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, taasoo ku saabsan xal u helidda Kiiska Dacwadda...
Dowladda Mareykanka ayaa si toos ah ula wareegtay dhexdhexaadinta dhinacyada isku haya Doorashada dalka, kadib markii la isku mari waayey shir ka furmi lahaa...
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa ku dhawaaqday in Dacwadda Badda ee u dhaxaysa Somalia iyo Kenya dhageysigeedu dhici oono dhacayso 15 March.
Qoraal...
Madaxweynaha Maraykanka, Joseph R. Biden ayaa Khamiistii telefoon kula hadlay madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta.
War saxaafadeed ka soo baxay Aqalka Cad ayaa lagu sheegay...
Warbaahinta Alshabaab ayaa shaacisay xog yaab leh ku saabsan weriye hore Jamaal Faarax Aadan oo ay dhowaan maleeshiyo ka tirsan ku dileen Waqooyiga magaalada...
Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa xayiraad ku soo rogay, kuna daray Liiska Shaqsiyaadka ay saaran tahay cunaqabateynka saddex ka mida hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab.
Hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab ee...
Mid ka mida waxyaabaha uu gaarka la yahay Madaxweynaha Mareykanka waxaa ka mida Boorsada loo yaqaan 'Boorsada Nuyikliyeerka' oo xilli kasta la socota Madaxweynayaasha...
Weriye ka tirsan BBC World oo lagu magacaabo Andrew Harding warbixin uu ka qoray xaaladda Soomaaliya ku faahfaahiyey xaaladda siyaasadeed iy amni ee Soomaaliya...
Maxkamada Racfaanka ee Gobolka Banaadir ayaa Jebisay Xukun ay hore Maxkamada Gobolka Banaadir ugu riday laba ka mida mas'uuliyiin ka tirsanaa Wasaarada Caafimaadka ee...
Bank Dhexe ee Soomaaliya ayaa ku Amray bangiyada iyo ganacsatada Soomaaliyeed inay qaatan oo socodsiiyaan lacagta noodka ah ee $50-ka Dollar oo maalmihii ugu...
Mamulka Puntland ayaa soo saaray war culus oo ku saabsan shirka uu ku baaqay Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyadoo ku eedeysay inuu markasta qaadayo tallaabooyin...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa taageeray wadahadallada u dhaxeeyay Ra'iisal wasaaraha Xukuumadda xil gaarsiinta iyo Midowga Musharixiinta.
Qoraal uu Axmed Madoobe soo diray ayuu...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka daba yimid Warr uu shalay sheegay oo ku saabsanaa in cid waliba ay dalka keeni...
Xubnaha Guddiga Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha  ee xukuumadda Soomaaliya magacawday ayaa ka hadlay howsha loo xil saaray iyo khilaafka ka taagan Ganacstada isku...
Indhahooda waxaa ka muuqda daal iyo dhafar farabadan waxaana muuqata intii ay kareen ka badan in ay sameynayaan waa hawlwadeennada naftood hurayaasha ah ee...
Khudbadda Madaxweyne Deni waxay dibedda soo dhigtay xaqiiqooyin xanuun badan oo la xariira taliska muddo xileedkiisu dhacay ee ina Farmaajo.Waxaan isku tirinayaa dadka xilli...