Saturday, June 28, 2025

Ciidamada Amniga oo qabtay Nin doonayey inuu Hoobiye ku duqeeyo Magaalada Muqdisho (Sawirro)

Ciidamada Amniga ee degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay Nin la sheegay inuu doonayey inuu Hoobiye ka tuuro xaafad ka tresan degmada Deyniile.

Ninkan oo muqaalkiisa la shaaciyey ayaa magaciisa lagu sheegay Maxamed Xassan Cali oo la sheegay inuu ka tirsan yahay Al-Shabaab, waxayna ciidamadu qabteen xilli uu doonayey doonayay inuu Hoobiye ka tuuro degmada Ddeyniile.

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada G/Banaadir ayaa ku bogaadiyey ciidamada gacanta ku soo dhigay dhagarqabe Maxamed Xassan Cali oo ka tirsan kooxda Alshabaab kaas oo doonaye in uu rido hubka loo yaqaano R.B.D si uu u dhibaateeyo Shacabka.

Image may contain: 1 person, standing and outdoor
Image may contain: one or more people and people standing

WARARKII UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu danbeeyay