Wednesday, September 10, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Hay’adda NISA oo Muqdisho ku Qabatay Koox ka kooban 5 qof, Hub iyo Qaraxyo

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa shaacisay inay Gacanta ku dhigtay koox ka kooban 5 xubnoodoo ku howlanaa falal amni darro...

Mareykanka iyo Midowga Yurub oo Lacagtii ugu badneyd oo taageero ah siiyay Somaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa taageero maaliyadeed ka heshay Midowga Yurub iyo Mareykanka, iyadoo shalay iyo maanta lagu saxiixay magaalada Muqdisho heshiisyo ay Soomaaliya ku...

XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

Dood culus ayaa ka dhalatay Mooshin ka dhan ah Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Macallin Fiqi oo ay shalay qabteen Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka,...

Yuhuudda oo shaacisay inay Dishay hoggaamiyihii Ururka Xisbullaah Xasan Nasrallaah

Ciidamada Israa'iil ayaa goor dhoweyd shaaciyay inay dileen hoggaamiyihii ururka Xisbullaahi ee dalka Lubnaan Xasan Nasrallah iyo madax kale oo ka tirsan xisbigaasi.War...

Israa’iil oo Duqeyn Culus ku qaaday Magaalada Beirut iyo Hoggaamiyihii Xisbullah oo la beegsaday..

Diyaaradaha dagaalka Yuhuudda ayaa caawa weerar culus oo cirka ah ku qaaday Koonfurta magaalada Beirut oo xarun u ah ururka Xisbullaah ee dagaalka kulk...

Hot Topics