The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Caalamka
XOG: Saldhigga Dayax-Gacmeedyada Turkiga iyo Dhul Xeebeedka Dowladda Somaliya bixisay
Dowladda Turkiga ayaa qorsheyneysa inay Soomaaliya ka dhisto Saldhig weyn oo qaabilsan hawada sare, kaasoo laga diri doono Dayax-gacmeedyada sahanka hawada sare.Mashuurca Hawada Sare...
Federaalka
Wadahal Xasaasi ah oo Baydhaba uga socda Ra’iisal Wasaare Xamse iyo C/casiis Lafta-gareen
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba, isagoo bilaabay kulamo uu la yeelanayo madaxda Koonfur Galbeed.Sida lagu sheegay qoraal ka...
Banaadir
Madaafiic Hoobiyeyaal ah oo Caawa lagu weerarray degmooyin ka mida Magaalada Muqdisho
Qaraxyo waaweyn ayaa caawa laga maqlay caasimadda Muqdisho, waxaana la soo weriyay inay ahaayeen Hoobiyayaal lagu weerarray qaar ka mida degmooyinka Muqdisho.Qaraxyada la maqlay...
Federaalka
Kulan la isugu keeni lahaa Madaxweyne Xasan Sheekh iyo RW Abiy Ahmed oo fashilmay
Wararka laga helay ilo diblomaasi ayaa sheegaya inuu fashilmay qorshe lagu doonayay in lagu kulansiiyo Madaxweynah Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya...
Galmudug
Faahfaahin laga helay Duqeymo Cirka ah oo lagu qaaday Saldhigii Alshabaab ee Ruunirgood
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ka badan 19 ka tirsan maleeshiyada Alshabaab in lagu dilay hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Xoogga Dalka iyo saaxiibada...