The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Banaadir
Dowladda Somaliya oo joojisay Qeyb ka mida Canshuurtii Gadista ee lagu soo rogay Dadka Muqdisho
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa joojineysa qeyb ka mida canshuurta Gadista oo dhowan lau soo rogay Dadka Muqdisho, kadib markii diidmo lagala hor yimid.Isbitaallada gaarka...
BREAKING NEWS
Itoobiya oo Halis ku wajahan Amnigeeda Qaranka ku tilmaantay Ciidamada Masar ee tegaya Somaliya
Dawladda Ethiopia ayaa War culus kasoo saartay xaaladda ammaanka ee gobolka Geeska Afrika, iyo walaac xoog leh oo ay ka muujisay kala-guurka ee ciidamada...
Federaalka
Xog laga helay Diyaaradihii Milateriga Dalka Masar ee ka degay Garoonka Muqdisho
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa saraakiishii ugu horeysay ciidamo ka socda dalka Masar iyo Saanad Milateri oo shalay gaartay caasimadda Muqdisho.Wararka ayaa sheegaya...
Caalamka
Markab Turki ah oo Soomaaliya ka bilaabaya Qodista Ceelasha la sahmiyay ee Shidaalka
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in horaanta sanadka soo socda la bilaabi doono howlihii sahaminta iyo Qodista Shidaalka Soomaaliya.Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya...
Banaadir
Natiijada Imtixaanka Fasalka 12-aad ee Dugsiyada Sare oo la shaaciyay iyo Ardayga galay kaalinta…
Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada Imtixaankii fasalka 12-aad ee Dugsiga Sare ee koonfurta Soomaaliya.waxaa Imtixaanka oo lagu qabtay Afar...