Thursday, September 11, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Sheekh Shariif oo abaabul ku bilaabay Xildhibaanada Labada Aqal ee Beesha Hawiye

Xildhibaanno u badan Mucaaradka ee kasoo jeeda Beesha Hawiye ayaa xalay kulan ku yeeshay Guriga madaxweynihii hore ee Shariif Sheekh Axmed, iyagoo uga hadlay...

Golaha Shacabka oo Digniin kasoo saaray La-taliye hore oo ku qaraabta Magaca Baarlamaanka

Xafiiska Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa digniin kasoo saaray nin la-taliye hore ugu ahaa Guddoomiyaha Aadan Madoobe iyo Mac-had la sheegay inuu hoostago...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jeneraal caan ah u magacawday La-taliye cusub

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sameeyay magacaabis cusub, isagoo Madaxtooyada kusoo kordhiyay La-taliye u qaabilsanaan doona Arrimaha Ciidamada.Wareegto kasoo baxday Xafiiska madaxweynaha ayaa...

Alshabaab oo Qaraxyo ku Gubtay Suuqii weynaa ee Degaanka Ceelasha Biyaha (Sawirro)

Dab xoog leh ayaa baabi'iyay qeybo ka mida Suuqa degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Caasimadda Muqdisho, kadib markii Qarax Miino ay ku xireen xubno...

Dahab-Shiil iyo Shirkado kale oo Amar lagu siiyay inay magaca ‘Somaliland’ ka saaraan Barahooda

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa amar ku siisay qaar ka mida shirkadaha xawaaladaha Soomaalida inay nidaamkooda ka saaraan magaca Somaliland.Qoraal kasoo...

Hot Topics