The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Federaalka
Hay’adda Duulista Somaliya oo Akoon Lacagaha loogu shubo ka furatay Imaaraadka iyo Qeylo-dhaan..
Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliyeed (SCAA) ayaa Akoon gaara ka furatay Banki ku yaalla dalka Imaaraadka Carabta, kaasoo uu mas'uul uga yahay qof ajanbi ah...
Somali
Shirkadaha Ethiopian Airlines iyo Flydubai oo u hoggaansamay Amarkii Dowladda Somaliya
Shirkadaha Flydubai ee dalka Imaaraadka Carabta iyo Ethiopian Airlines ee dalka Itoobiya ayaa u hoggaansamay Amar dignniin ah oo ay siisay Hay'adda Duulista Rayidka...
BREAKING NEWS
Golaha Wasiirada Somaliya oo mamnuucay Lacago Dekadda Muqdisho lagu qaadi jiray (Akhriso)
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa soo saaray Qaraar lagu Mamnuucay in lacago lagu qaadi kiray dekadda Muqdisho iyo Dakhli Dawladeed in lagu shubo...
Banaadir
Qarax Is-miidaamin ah oo lagu qaaday Saldhigga Ciidamada NISA ee Garas baalley iyo Faahfaahin
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax is-miidaamin ah oo saaka lagu qaaday Bar Koontarool oo ciidamada dowladda oo ku taalla duleedka caasimadda Muqdisho.Wararka...
Banaadir
Suuqa Bakaaraha oo maalintii 3-aad u xiran Canshuur ay kusoo rogtay Dowlada Somalia iyo xeelad cusub…
Inta badan ganacsigii Suuqa ugu weyn Soomaalida ee Bakaaraha ayaa xiran, kadib markii ay dowladda Federaalka Soomaaliya soo rogtay Canshuurta iibka 18-kii bishan.Dowladda Federaalka...