The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Federaalka
XOG: Labo Qodob oo la isku mari waayay Wadahadalkii Somaliya iyo Turkiga oo ku dhawaaqay…
Wadahalladii Soomaaliya iyo Itoobiya uga socday Magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa la isku mari la' yahay qodobadii ugu horeeyay, iyadoo uu shirku xirmay...
Bulshada
Saddex Dhalinyarro oo lagu Abaalmariyay Bilad Geesinimo iyo Shaqaaleysiin
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre abaalmariyay saddex dhallinyaro ah oo naftooda u huray badbaadinta dadkii ku dhaawacmay qaraxii kooxaha Khawaarijtu ay...
Federaalka
Wadahadalka Somaliya iyo Itoobiya oo maanta ka furmaya Turkiga iyo Digniin laga bixiyay Qorshaha Itoobiya
Waxaa maanta magaalada Ankara ee dalka Turkiga ka furmaya wareegii labaad ee wadahadallada Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay dhexdhexaadineyso dowladda Turkiga.Wadahadalkan Itoobiya iyo Soomaaliya...
Somali
Ra’iisul wasaare Xamse oo xilalkii ka qaaday Agaasimeyaal Guud, Qaar cusubna magacaabay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa xilkii ka qaaday qaar ka mida agaasimeyaasha wasaaradaha xukuumadda, isagoo magaacabay Agaasimeyaal Guud oo cusub.Wareegtada...
BREAKING NEWS
Madaxweynaha Turkiga oo RW Abiy Ahmed ka hadlay tallaabada ay Itoobiya u qaaday dhinaca Somaliya
Madaxweynaha Turkiga iyo Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ayaa khadka taleefoonka uga wadahadlay xiriirka labada dal iyo xal u helidda khilaafka Soomaaliya iyo...